Xuseen Cabdi Xalane: Maqnaanshaha Puntland iyo Jubaland sabab ayuu lahaa

Puntland – (warsoor) – Warar laga helayo ilo kala duwan oo siyaasadeed ayaa sheegaya in madaxda maamul goboleedyada Puntland iyo Jubaland ay u safro doonaan magaalada Muqdishu si loo sii ambaqaado wadahadallada u dhexeeya dawladda federaalka iyo maamul goboleedyada ee ku saabsan doorasada waddanka.

Haddaba xaaladda siyaasadda ee waddanka ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay siyaasiga qoraaga Xuseen Cabdi Xalane oo horeyna Wasiirka Maaliyadda uga soo noqday waddanka.

Waxa wax laga weydiiyey sida uu u arko ka maqnaanshaha heshiiskii Dhuusamareeb 3 ee maamullada Puntland iyo Jubbaland, hannaanka xibsiyada badan, siyaadadda iyo xiriirka waddamada gobolka Geeska Afrika iyo xiriirka ka dhaxayn kara dhaqanka iyo siyaasadda.

Xigasho: VOA SOMALI