Hargeysa – (warsoor) – Wasaaradda Warafaafinta Dhaqanka iyo Wecyi-gelinta Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta wareegto rasmiya oo ay soo saartay xayiraaddii kaga qaadday telefishanka Universal oo hore ay xayiraad u saarnayd.
Wareegtada ay soo saartay wasaaradda warafaafinta dhaqanka iyo wecyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland oo ka soo baxday xafiiska wasiir ku xigeenka wasaaradda Cabdinaasir Cumar Jaamac,ย ayaa u dhignayd sidan:-