Hargeysa – (warsoor) – Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Cadaaladda Somaliland Khadar Axmed Diiriye ayaa ka hadlay maxbuus dhawaan ku dhex geeriyooday xabsiga weyn ee magaaladda Hargeysa.
Wasiir Khadar ayaa soo bandhigay in maxbuuskani uu si kadis ah u dhintay 19 May 2017, ka dib markii uu ku soo booday wadna xanuun degdeg ahi:
Halkan ka daawo warkan oo aanu ka soo xignay Bulsho Tv:
https://youtu.be/lUdKE_sDl5A