Hargeysa – (warsoor) – Xukuumadda Somaliland ayaa heshiis rasmi ah la saxeexatay dawladda Imaaraadka Carabta, heshiiskan oo ka kooban todoba qodob.
Heshiishkan waxaa Somaliland u saxeexay wasiirka Arimaha dibadda Somaliland Dr, Sacad Cali Shire waxaana goobjoog ka ahaaa madaxweyne kuxigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Saylic, dhawr wasiir, gudoomiyaha xisbiga UCID iyo safiirka Somaliland u fadhiya imaaraadka Carabta.
Halkan ka daawo qodobadda heshiiska oo akhrinaayo wasiir Sacad Cali Shire: