Hargeysa – (warsoor) – Guddida Abaaraha ee Heer qaran oo shir socday muddo saddex maalmood la yeesheen Madaxweynaha iyo qaybo ka mida xukuumada ayey xalay ka soo saarat go’aamo lagama maarmaan u ah xaalada abaaraha ee dalku ku jiro iyo jawaabo ay iskaga Difaaceen dadka guddida eedaymaha u Jeediya.
Halkan ka daawo shirka jaraai’d: