Hargeysa โ (warsoor) โ Waxaa maanta madaarka cigaal International ka soo dagay wefti uu hogaaminaayey wasiirka qorshaynta Somaliland Md. Maxamed Ibraahim Qabo oo dalka dibadiisa ku maqnaa dhawr todobaad.
Wasiirka iyo xubno wasiiradda ee wehelinaayey ayaa markii ay madaarka ka soo dageen waxa ay shir jaraaโid ay ku qabteen madaarka kaga warameen safarkii ay baxeen iyo wixii uga soo qabsoomay.
Halkan ka daawo shirkooda jaraaโid oo aanu ka soo xiganay channelka Kaafi Media Tv: