Xubnaha cusub ee ka mid noqon doona Golaha Wasiirrada

JABUUTI – (WARSOOR) – Xukuumadda ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta shaacisay xubno cusub oo ka mid noqon doona Golaha Wasiirrada.

Liiska wasiirada la magacaabay:

Cabdi Salaan Cabdi Cali, ra’iisal wasaare ku-xigeenka labaad 

Dr. Cilmi Maxamed Nuur, Wasiirka wasaaradda howlaha guud

Yussuf Maxamed Aadan, Wasiirka Shaqada iyo arrimaha bulshada.

Maxamuud Axmad Aadan, Wasiirka Dekadaha iyo gaadiidka Badda.

Ilyaas Sheekh Cumar Abuubakar, Wasiiru dowladaha wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka

Ismaaciil Shire Jaamac, Wasiiru dowlaha wasaaradda Macdanta iyo Batroolka

Maxamed Cismaan Cumar, Wasiiru dowladaha wasaaradda qoyska iyo hormarinta xuquuqul Insaanka.

Caynaashe Yussuf Xusseen, Wasiiru dowlaha wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada 

Maxame Yusuuf Xassan, Wasiiru dowlaha Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga

Maxamed Nuur Abuubakar, Wasiiru dowlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo WarshadahaWasiirrada

Xukuumadda ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta shaacisay xubno cusub oo ka mid noqon doona Golaha Wasiirrada.

Liiska wasiirada la magacaabay:

Cabdi Salaan Cabdi Cali, ra’iisal wasaare ku-xigeenka labaad 

Dr. Cilmi Maxamed Nuur, Wasiirka wasaaradda howlaha guud

Yussuf Maxamed Aadan, Wasiirka Shaqada iyo arrimaha bulshada.

Maxamuud Axmad Aadan, Wasiirka Dekadaha iyo gaadiidka Badda.

Ilyaas Sheekh Cumar Abuubakar, Wasiiru dowladaha wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka

Ismaaciil Shire Jaamac, Wasiiru dowlaha wasaaradda Macdanta iyo Batroolka

Maxamed Cismaan Cumar, Wasiiru dowladaha wasaaradda qoyska iyo hormarinta xuquuqul Insaanka.

Caynaashe Yussuf Xusseen, Wasiiru dowlaha wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada 

Maxame Yusuuf Xassan, Wasiiru dowlaha Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga

Maxamed Nuur Abuubakar, Wasiiru dowlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha