Hargeysa – (warsoor) -Waxaa goor dhaweyd xilkii xoghayaha arimaha dibadda ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Marwo Faadumo Siciid.
Marwo Faadumo ayaa ka gaabsatay sababta ay isaga casishay xilkii iyo xubinimadii xisbigaasi WADDANI, waxaanay ku gaabsatay inay door biday inay noqoto siyaasiyad u madax-banaan fikirkeeda.