Xoghayaha Wakiillada oo Beeniyay Warar Laga Qoray Shir-guddoonka Golahaas

HARGEYSA – (WARSOOR) – Xoghayaha Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle ayaaย  beeniyay warar lagu sheegayay ย in khilaaf u dhaxeeyo Shir-guddoonka cusub ee Golaha Wakiillada.

Cabdirisaaq Siciid Ayaanle ayaa been aan sal iyo raad toona lahayn ku tilmaamay wararkaas oo  lagu qoray Shabakaddaha iyo Social  Media.

โ€œWar been ah oo ay qortay Hadhwanaag news iyo qaar kaleba waxba kama jiraan waa dhaqanka Saxaafadeena oo had iyo jeer caadeysata in ay bulshada u soo bandhigaan warar aan jirin, warkaasi ma, aha war jira khilaaf u dhaxeeyaa shir-guddoonka hab yaraatee ma, waa been xaqiiqada ka fog.qolyaha facebook wax ku qoraya fadlan warkaasi waa been ee iska hubiya โ€œ