Xoghayaha Guddida Heer Qaran ee Koofidh19 oo u Jawaabay SOLJA

HARGEYSA – (WARSOOR) – Xoghayaha guud ee Guddida Heer Qaran ee Koofidh19 ayaa jawaab ka bixiyey eedeyn uga timid ururka SOLJA.

Xoghayaha guud ee Guddida Heer Qaran Xuseen Dayr ayaa sheegay in Xuuto ui hayo shaqadii odhitka.