Hargeysa – (warsoor) – Xoghayaha Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa dhaliilo waa weyn u soo jeediyey wax-qabadka xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi waxa kale oo uu dhaliilo waa weyn iyo siro kala duwan ka yidhi xaalada guud ee miisaaniyada Qaranka ee sanadka 2019.
Halkan ka daawo warkan: