WASHINGTON -(WARSOOR) – Dowladda Mareykanka ayaa furtay wajiga labaad ee barnaamijka loo yaqaano Welcome Corps ee fursadda siinaya dadka deggan Mareykanka iyo kuwa muwaadiniinta ah in ay ka faala qaadaan dad qaxooti ah oo jooga waddanka dibaddiisa.