Hargeysa – (warsoor) – Wefti Ka socda Khalifa Fundation oo u yimid inay u kuurgalaan xaalada abaaraha iyagoo ka jawaabaya baaqii madaxweynuhu u qoray dawlada Imaaraadka.
Madaxweynaha Somaliland Md. Siilaanyo ayaa oo ka dalbanayay dawladda imaaraadka carabta in loo soo gurmado dadka iyo duunyada dhibaataysan ee abaartu saamaysay.
Weftiga Khaliifa Foundation oo saaka ka soo degay Airportka Hargeysa waxaana hoggaaminayey Safiir Baashe Cawil oo uu wehelinayey Guddoomiyaha Diiwaanka Sekada Jamhuriyada Somaliland Sheekh Siciid Maxamed Faarax Jirde.
Halkan ka daawo warka soo dhawaynta weftiga: