Wasiirka Wasaaradda diinta iyo Awqaafta oo magacaabis iyo iskubedel ku sameeyay Shaqaalaha Wasaaradda

HARGEYSA – (WARSOOR) – Wasiirka Wasaaradda diinta iyo Awqaafta Sh. Cabdirisaaq Xuseen Cali Albaani ayaa maanta magacaabis, iyo iskubedel ku sameeyay qaar kamid ah Agaasime waaxeedyada, ku xigeenada iyo madax qaybeedyada wasaaradda diinta iyo Awqaafta.