Bali-gubadle – (warsoor) – Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye oo safar shaqo ku Maraya Gobolka Hawd ayaa Soo Kormeeray Goobo ay ka mid yihiin Jeelka iyo Maxakamada Gobol Degmo ee Magaalada Bali-gubadle ee Xarunta Gobolka Hawd.
Halkan ka DAAWO Muuqaalka Warkan:
Maxamed Jiciir Aw-Axmed