Ingiriiska – (warsoor) – Wasiirka Maaliyadda Somaliland Md. Sacad Cali Shire iyo xubno ka tirsan safaaradda Somaliland ee Ingiriiska, Dr. Adna Aadan, masuuliyiin Xibsbiga Qaranka Somaliland ayaa kulan la yeeshay xubno ka mida Baarlamaanka boqortooyadda Ingiriiska oo taageera gooni isku taaga Somaliland.
Kulankan oo ka dhacay xarunta baarlamaanka Ingiriiska ee magalaadda London, waxaa ka hadlay wasiirka Maaliyadda Somaliland iyo xubno kamid ah baarlamaanka Ingiriiska.
Halkan ka daawo warkan oo aanu ka soo xiganay Television-ka qaranka Somaliland:
