Hargeysa – (warsoor) – Wasiirka Duulista Somaliland Md. Farxaan ayaa ka hadlay warar sheegaya in xukuumadda Somaliland ay dawladda imaaraadka la gashay heshiis ay saldhig milatari ku siisay dawladda imaaraadka Carabta.
Wasiirka oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa, ka dib markii ay warkaasi baahiyeen wargeysyadda Geeska Africa iyo ogaal.
Wasiirka duulista Somaliland Md. Farxaan ayaan sheegay in warkaasi qaybna ay wax ka jiraan, qaybina ay been tahay.
Halkan ka daawo sida uu wasiir Farxaan uganhadlay heshiiska dhex maray Somaliland iyo Imaaraadka iyo Somaliland: