Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo Hortagay Golaha Guurtidda

Hargeysa (warsoor) – Wasiirka wasaaradda horumarinta caafimaadka Somaliland mudane Cumar Cabdillaahi Badde ayaa saaka hortagay fadhigii saaka ee golaha guurtidda Somaliland.

Waasiirka wasaaradda horumarinta caafimaadka Somaliland mudane Cumar Cabdillaahi Baddeayaa ayaa golaha uga warbixiyey dadaalaa ay Wasaaraddu waday ee ku jihaysnaa la taacaalida xanuuka dunida faraha ba’an ku yahay ee COVID-19.

Wasiirka ayaa ka warbixiyey deeqihii iyo lacahihii la soo gaadhsiiyey Wasaarada Horumarinta Caafimaadka iyo qaabka ay ugu qaybiyeen goboladda dalka.

HALKAN KA DAAWO WARKAN: