Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Kormeer Ku Tegay Mashruuca Banka Wajaale

Tog-Wajaale – (WARSOOR) – Wasiirka wasaaradda beeraha Somaliland ayaa maanta soo kormeeray Banka Mashruuca Tog-Wajaale oo ay dawladu dalagyo kala duwan ka beertay.

Halkaasoo ay ka baxeen noocyo kala duwan oo dalagyo ah iyo sidoo kale kuwo cusub oo haatan ay socoto Shiniyayntoodu.


Daawo: Warkan oo aanu ka soo xiganay Channel Telefishanka Qaranka: