Maraykankaย – (warsoor) – Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland Md. Yaasin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ayaa kulamo la qaatay masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Maraykanka. Wasiirka oo safar shaqo ku jooga dalkaasi ayaa waraysi gaar ahย siiyey Telefishanka Qaranka Somaliland, wuxuuna ka warbixiyey arimihii safarkiisa uga qabsoomay.
Wariye Dalmar ayaana Wasiirka la yeeshay Waraysi Telefoon ah, halka ka daawo waraysiga Wasiirka: