Hargeysa – (warsoor) – Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa ka warbixiyey sida uu ku yimid saamiga dawladda Itoobiya laga siiyey dekeda Berbera iyo Waxa ay dawladda Somaliland ka qabto arintaas.
Wasiirka oo waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyey BBC-da qaybteeda Soomaaliga ayaa ka waramay wada hadaladda Somaliland, heshiiska DP world, Saamiga Itoobiya iyo walaaca Somaliland ee xayiraad ka qaadida cunaqabataynta hubka ee Soomaaliya.
Halkan ka daawo waraysigaas.