MUQDISHO – (WARSOOR) – Xukuumadda Cusub ee uu gadh-wadeenka ka yahay Ra’iisal Wasaaraha Cusub ee Soomaaaliya Md. Maxamed Xuseen Roobleย ayaa yeeshay kulankoodii ugu horeeyey ee Golihiisa Wasiiradda.
Fadhigan golaha wasiiradda cusub ee Soomaaliya waxaa shir-guddoominaayey raโiisul wasaare Rooble, waxaana shirkaasi laga hadlay hawlaha horyaala xukuumadda cusub ee qoryayaashii laga bixi lahaan arimahaasi.
Ra’iisal Wasaaraha ayaa golaha wasiiradda cusub faray inay la yimaadaan dardar cusub iyo waxqabada la tabaan karo.
Golahan ayaa xilkooda loo dhaariyey Sabtidii, kadib markii ay codka kalsoonida ka heleen xildhibaanada golaha shacabka Soomaaliya.