Burco – (warsoor) – Wasaaradda Qorshaynta Qaranka ayaa Arbacadi maanta ka furtay magaaladd Burco kulankasaddex biloodka ahaa oo lagu eegaayey waxyaabihii u qabsoomay gobolka iyo hawlaha u qorshaysan saddex bilood ee soo socda.
Kulankan oo uu si rasmi ah u furay gudoomiye ku-xigeenka gobolka Togdheer Md. Maxamed Diriye Xayd, waxaana ka soo qayb-galay isku duwayaasha laamaha dawladda ee gobolka Togdheer iyo daymooyinka hoos yimaadka gobolka Togdheer.
Halkan ka daawo warkan oo aanu ka soo xiganay channalka wariye Marwaan Sulub: