HARGEYSA- (WARSOOR) – Wasaaradda Isgaadhiinta iyo teknoolajiyaddsa Somaliland ayaa soo saartay Amar ay ku hakinayso soo dajinta qalabka loo isticmaalo isgaadhsiinta
Wareegtadan ka soo baxday Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Somaliland oo uu ku saxeexan yahay wasiir Dr. Cabdiwali Suufi Jibriil.
Wareegtadan ayaa lagu sheegay in ay wasaaraddu dardar-galin doono ilaalinta tayadda qalabka kala duwan ee loo adeegsado isgaadhsiinta. Amarka ayaa la dhaqan-galin doonaa 15 Aug, 2020.
