Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha Oo La Kulmay Masuuliyiinta shirkadda Surjagad Ispat Private Limited

HARGEYSA – (WARSOOR) – Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha Mudane Abdirisaq Ibraahim Mohamed Ayaa Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabiley Oo kulana kula yeeshay Masuuliyiin ka socdey Shirkadda Surjagad Ispat Private Limited Kaasi oo Lagaa Leeyahay Dalka Hindia Kanaa Shaqeysa Arimaha Wax-soo-saarka birta.

Ugu Horeytii Masuuliyiinta Ka Socdey Shirkadda Uga Warbixiiyeey U Jeedaado Ay Wadanka U Yimaadeen. Taasi Oo Ah Inay Xog Ka Helaan Fursadaha Maalgashi Ee Dalka Yaala.

Wasiirka Ayaana Warbixin Faah Faahsan ka siiyeey fursadaha Maalgashi Ee Dalka Yaala Iyo Sidey Lagamaa Maarmanka U Tahay In La Hello Maalgashadayaal Dalka Maalgashadaa

Kulankan Ayaa Kusoo Dhamaadey Is afgarad.