Hargeysa โ (warsoor) โ Wasaaradda caafimaadka ayaa maanta shaacisay in dalka laga joojiyey qaadka ka iman jiray mudooyinkan dambe dalka Yeman, ka dib markii dalkaasi uu ka dilaacay xanuunka halista badan ee daacuunka.
Shir jaraaโid oo ay maanta si wadda jir ah u qabteen Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Saleebaan Jaamac Diiriye iyo Agaasimaha Waaxda caafimaadka guud ayaa warbaahinta u sheegay sababta ay wasaaraddu u soo saartay goโaankan.
Halkan ka daawo warkan: