Wasaarada Ganacsiga Somaliland Ayaa Amaro Adag Ka soo Saartay Liisamada Dhacay Ee Ganacsiga

HARGEYSA – (WARSOOR) – Wasaarada Ganacsiga jamhuuriyadda Somaliland ayaa amaro adag ka soo saartay liisamada dhacay ee ganacsiga, wasaaradda ayaa fartay in ay si degdega ah u cusboonaysiistaan ganacsatadu liisamadooda.

Halkankan ka daawo warkan: