Warbixin ku saabsan qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Kismaayo

KISMAANYO – (WARSOOR) – Qarax khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay ayaa xalay fiidkii ka dhacay magaalada Kismaayo, waxaana lagu weeraray guri uu daganaa mid kamid ah masuuliyiinta maamulka Jubbaland.