War-saxaafadeed: Shirkadda Telesom oo Bogaadisay Golaha Wakiiladda Somaliland

Hargeysa – (warsoor) – War-saxaafadeed ay soo saartay maanta shirkadda Telesom ay ku bogaadisay baarlamaanka Somaliland oo maanta ansixiyey mooshin lagaga doodaayey wax ka badal lagu sameeyey xeerka isgaadhsiinta.

Halkan ka akhriso: