Jabuuti – (warsoor) – Waxaana maanta si rasmi ah u furmay wajigii labaad ee wadda hadalada Somaliland iyo Soomaaliya, waxaana shirkaaasi ka hadlay labada madaxweyn.
Madaxweynaha dawladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa sheegay in soomaaliya loo baahan yahay in laga wadda hadlo 30 sano ee soo socda xaalada Soomaaliya sida ay noqonayso, waxaanu si rasmi ah u furay guddida ka socotay dhinaciisa inay hawshaasi ka soo baxaan.
Dhanka kale madaxweynaha Somaliland ayaa sheegay in shirkan aanay isugu yimaadeen dad is khilaafsan oo kala fog inay is afgartaan. Dad saaxiibo ah in aan la iskugu yidheen shirkan.
Halkan ka daawo khudbadda laba dhinac: