Hargeysa – (warsoor) ย – Guddoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga Waddani xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta xisbiga ee magaaladda ay Hargeysa ayaa cambaareyey go’aan ay maxkamadda gobolka Hargeysa ku xuntay xabsi masuuliyiin ka tirsan xisbiga.
Guddoomiye Cabdiqaadir Jirde ayaa sheegay go’aan ay madaxweynaha ay hore iskula meel dhigeen in aanay wali waxba ka hirgalin. Ilaa hadda ay socoto cagajuglaynta iyo xadhiga lagula kaco madaxda xisbiga Waddani.
Halkan ka daawo shirka jaraa’id ee ย WADDANI:
https://www.youtube.com/watch?v=XemiJJbZ00k&feature=youtu.be