Qanjirka thyroid ka waa qanjir u samaysan sidii balan baalisti oo kale waxa uuna qaybta hore kaga yalaaa cunaha ( hawa marenka )waxa uuna dhuunta kahga yalaa dhan ka hoose Qanjirkaan marka uu cadiga yahy lama daremo Waxa uuna leeyahy 2 dhinac.
FG: Dumarka qaba cudurka ku dhaca qanjirkan waxa ay maraan xalado ku bilowdaan tartiib tartiib kadibna isu badala halis cafimaad.
Astaamaha qanjirka ‘thyroid’ (hypothyroidism)
Calaamaduhu si tartiib tartiib ah ayey u kobcaan oo ma ogaan kartid inaad dhibaato caafimaad qabto dhowr sano.
Calaamadaha ugu horeyo waxaa ka mid ah:
- Daallanaan
- U nuglaansho qabow
- miisaanka oo kordha
- Calool istaag
- Niyad jab
- Dhaqdhaqaaq oo dhiba
- Fikir gaabis ah
- Murqo xanuun iyo daciifnimo
- Maqaar qalalan oo fiiqan
- Timo jajaban iyo ciddiyaha oo siibta
- Kabuubyo iyo dareemid la aan gacanta iyo faraha
- Qufac iyo hergab soolaalabta ayan kadiba
- Hurdo badan oo xad dhaaf ah
Xaaladaha halista ah
- Indhaha oo soo barara
- Isha iyo baarka inta udhaxaysa oo midabku isbadala
- Kansar dhuunta ah