TANNA MA INNA SUGAYSAY!!

“Gollihii Cusbbaa Ee Wakiilladdu Waxay Sida Qorraxdu Iftiinka Innoo Siiso Innoo Siiyeen Ama Innoo Tuseen In Aannay Habba-yarraatee Wax Khibrad Ah U Lahayn Hababka Kala Duwan Ee Arrimmaha Dawliga Ahi U Shaqeeyaan.

Waxaad Mooddaa Geel-kiis(Geel-maggeed) Laysku Soo Ururiyay, Xildhibaan-kastaa Wixii Maskaxdiisa Ku Soo Dhaca Ayuu Makarafoonka Gollaha Ka Odhannayaa,

  • Waa In Labadda Guddoomiye-kuxigeen Guddoomiyaha Hoostiisa La Fadhiisiyaa,๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ
  • Waa In Aan Madaxwaynaha Loo Kicin Marka Uu Madal La Fadhiyo Soo Gallo,
    Waanna In Loo Sallaammo Kolba Siduu Kuu Sallaammo Madaxwaynuhu,๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚
  • Xildhibaannaddu Waa Innay Guursaddaan Saddex Dumar Ah Waayo Markaan Eegay Lacagta Innoo Qoran Waynnu Ku Filnnaannaynnaa,๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚
  • Maanta Laga Billaabbo Waxaan Soo Jeedinnayaa In Golluhu Kuwada Hadllo Kalmmadda HUUNNO, Oo Aynnu Guddoomiyaha Gollaha Ku Nidhaahnno HUUNNO GUDDOOMIYEโ€ฆ..Madaxwaynahanna HUUNNO MADAXWAYNE๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ
  • Maaha In Barriiska Xildhibaannadda La Faragalliyo Oo Layidhaahdo Ha La Jarro Gunno Fadhiyeedka Gollaha,โ€ฆ..Anigu Markaykankaan Ka Immi Waxaan Iskaga Immi $10,000 Markaa Maaha In Barriiskayaga Doodda Lagu Soo Darro๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ,
  • Xildhibaannaddu Markay Dadkii Soo Doortay La Shirayaan Waa In Kharashka Laga Bixiyaaโ€ฆ.Haddii Aad 10 Qof Hudheel Gayso Waxa Lagugu Soo Dallacayaa Lacag Badan๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

Halkaas Uun Ka Sii-waddee Kkkkkkk, Ummaddii Dhabanka Iyo Gacanta Ayuun Bay Isku Haysaa, Qofkastaanna Wuxu Ku Odhannayaa Weedha Ah TANNA MA INNA SUGAYSAY.

                WABILLAAHI-TAWFIIQ,

Waxaa Qoray: Cabdiraxmaan Axmed