Hargeysa – (warsoor) – Taliyaasha Ciidamada Somaliland ayaa bulshada ugu baaqay inay nabadgalyadaa ilaaliyaan. Taliyaasha ayaan maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta miiska saraakiisha ee magaaladda Hargeysa.
Halkan ka daawo warkan oo aanu ka soo xiganay Maal Channel: