Taliyaha guud ee Ciidanka Booliska Somaliland oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

CEERIGAABO – (WARSOOR) – Taliyaha guud ee Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye Gaas Maxamed Aadan Saqadhi ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Ceerigaabo.

Taliyaha ayaa socdaal ku maraaya Gobalada Bariga Somaliland.