Burco – (warsoor) – Taliyaha Bilayska Gobolka Togdheer Gaashaanle Cabdi Muuse Cabdilaahi ayaa ka warbixiyey Laba Nin Oo isticmaalay Waxyaabo Maandooriyeyaal ah oo La isku dar daray, taasi oo sababtay in hal nin u dhintay halka nin kalena u dhawac khatar ahi uu soo gaadhay oo la dhigay Cisbitalka weyn ee Magalada Burco.
Halkan ka daawo warkan oo aanu ka soo xiganay dagalka sahamiye news: