Hargeysa – (warsoor) – Wasiirka Isgaadhsiintaย Somaliland Prof. Cabdibdiweli Sheekh Cabdilaahi ayaa sheegay in dhawaan Somaliland aan lagu isticmaali doonin domainka So.
Wasiirka ayaa sheegay in ay ku wargeliyeen shirkadaha Isgaadhsiinta in ay joojiyaan adeegaasi. Waxaaanu sheegay wasiirku in isticmaalka domainkaasi uu qaranimadda Somaliland meelkadhac ku yahay.
Halkan ka daawo warkan: