Somaliland: Ciidanka Dab-damiska oo Xoghaye Cusub loo Magacaabay

HARGEYSA – (WARSOOR) – Taliyaha cidanka Dab-demiska Somaliland, sareeye guuto Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili, ayaa xoghayaha guud ee ciidanka Dab-demiska Somaliland u magacaabay Ibraahim Suldaan Xasan Barre.