Hargeysa – (warsoor) – Siyaasi Cabdilaahi Jawaan ayaa jawaab ka bixiyey hadalo ka soo yeedhay siyaasiyiin kala duwan kuwaasi oo uu ku tilmamaay inay dahana Somaliland ka soo horjeedi jireen imikana ay dani keentay.
Siyaasi Cabdilaahi Jawaan ayaa xukuumadda ku eedeeyey inay astaantii qaranka Somaliland ka tirtirtay xarunta madaxtooyadda iyo xarunta labada gole qaran ee Somaliland.
Halkan ka daawo shirka jaraa’id ee uu qabtay Cabdilaahi Jawaan:
