Islaamka – (warsoor) – Sheekh Maxamed Cabdi Ummal ayaa ka hadlay siday diintu u dhiiri-galisay inay dadka muslimiinta ahi iscafiyaan, maadama khilaafku yahay wax markasta iman kara oo dhex maraya dadka.
Halkan ka daawo khudbadda sheekhu kaga hadlayo iscafinta iyo xalinta khilaafaadka: