Shirkadda TELESOM waxa ay kuugu bushaaraynaysaa inay DIB-U-HABAYN iyo QIIMO-DHIMIS kuugu samaysay Internet-ka MOBILE DATA

HARGEYSA – (WARSOOR) – Shirkadda TELESOM waxa ay kuugu bushaaraynaysaa inay DIB-U-HABAYN iyo QIIMO-DHIMIS kuugu samaysay Internet-ka MOBILE DATA.

  • Garaac *225#, *885# ama *444#, kadibna dooro XIDHMO UNLIMITED AH si aad ugu shubato Internet ama Internet iyo ku hadal wada socda oo aan xaddidnayn oo Maalinle, Toddobaadle ama bille ah.
  • Dooro XIDHMO FURAN oo ku shubo xidhmooyinka Maalinlaha, Toddobaadlaha ama Billaha ah.
  • Dooro XIDHMO CASRI AH si aad u isticmaasho ku shubashada internet-ka Billaha ah ee leh qoondada maalinlaha ah (Daily Cap).

Sidoo kale, iyadoo shirkaddu aad u jecel farxadda macaamiisheeda waxay ugu bushaaraynaysaa qiime dhimis balaadhan oo gaadhaysa ilaa 40% xidhmooyin-ka Internet-ka moobilka qaarkood.

  • $1 internet maalinle ah: markii hore 3GB kaliya, hadda 24 saac oo xidhiidh ah Internet & ku hadal aan xaddidnayn.
  • Toddobaadle aan xaddidnayn: markii hore 5 Doolar iminka 3 Doolar kaliya.
  • Internet Bille aan xaddidnayn: markii hore 20 Doolar hadda 15 Doolar.
  • Internet iyo ku hadal Bille aan xaddidnayn: markii hore 25 Doolar hadda 20 Doolar kaliya.

Hadda kaga shubo *225#, *885# ama *444# oo kula ciid Internet-ka Telesom ehelkaaga & asxaabtaada.