Shirka Golaha Wasiirada oo lagu ansaxiyay miisaaniyadda KMG ah ee April ilaa June

MUQDISHO – (WARSOOR) – Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoomiyay Raโ€™iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu ansixiyey Miisaaniyad KMG ah oo dhan $ 206,474,223, taasoo loo qoondeeyey howl fulinta dowladda ee bilaha April ilaa June ee sanadkan.