Shirka golaha wadatashiga Qaranka oo ka furmay Muqdisho

Muqdisho – (WARSOOR) –  Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu guddoominayo Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka furmay magaalada Muqdisho.

Shirka ayaa mudada uu socdo diirada lagu saaraya dardargelinta howlaha doorashooyinka, diyaarinta habraacyada doorashada  Golaha Shacabka , raadinta dhaqaalaha ku baxaya doorashooyinka ee aan weli soo xeroonin iyo sidii horey loogu wadi lahaa doorashooyinka dalka ka bilowday.

HALKAN KA DAAWO WARKAN: