Shiinaha oo sheegay inaysan hub ka iibin doonin Ruushka iyo Ukraine

BEIJING – (WARSOOR) – Dawladda Shiinaha ayaa sheegtay inaysn hub ka iibin doonin labada dhinac ee dagaalka Ukraine, sida uu sheegay wasiirka arrimaha dibadda ee dalkaas Jimcihii, isaga oo ka jawaabayay walaaca reer galbeedka ee ah in Beijing ay gacan militari siineyso Ruushka.