Sheekh Dirir Walaaltinimada Islaamka

Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa muxaadiradan kaga hadli doona sida ay diinta Islaamku u dhiiri-gelisay walaaltinimada iyo arimaha aasaasiga u ah ee ay ku dhisan tahay walaaltinimada Islaamiga ahi.

Halkan ka daawo muxaadiradan: