Hargeysa – (warsoor) – Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa ka hadlay sidii uu ku soo bilaabay tafsiirka qur’aanka kariimka oo hadda maray sanadkii 25-aad, waxaana maanta xarunta wasaaradda warfaafinta loogu qabtay xaflad lagu xusaayey dhamaadka tasfiirka ee sanadkan.
Sheekha ayaa sheegay sida uu tafsiirka ku soo duubi jiray iyo mar-xaladihii uu soo maray, iyo sababta keentay inuu tafsiirka duuubo.
Halkan ka daawo:
https://www.youtube.com/watch?v=KsMJoPtQ5vo