Sh.Shibli oo Jawaab Kuluul Siiyey Madaxweynaha Faransiiska

Sheekh Shibil ayaa jawaab ka bixiyey hadal islaam naceyb ah oo ka soo yeedhay madaxweynaha Faransiiska. Arintan uu ku ku kacay madaxweynaha Faransiiska oo uu ku taageeray nin gaal ah sawir gacmeed ku caayey Nabi Maxamed.

Halkan ka daawo muxaadiradan kooban: