Islaamka – (warsoor) – Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa maanta qudbaddii Jimcaha ku soo qaatay sababaha qofku ku mudaysan karo cadaabul qarbiga iyo siyaabaha uu uga badbaadi karo.
Halkan ka daawo sheekh soo si fiican u qaadaa dhiga Qabriga iyo axwaashiisa.