MUQDISHO – (WARSOOR) – Raโiisul Wasaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta ka qeyb galay Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Dowlad-goboleedka Jubaland.
Shirka oo ay sidoo kale ka qeyb galeen wasiirrada XFS ee Raโiisul Wasaaraha ku wehliya socdaalkiisa Jubaland ayaa diiradda lagu saaray wada shaqeynta Wasaaradaha kala duwan ee heer federaal iyo Jubaland.

