Garoowe – (warsoor) – Dawladda Puntland ayaa ku eedaysay in weerarkan saaka ka dhacay Gaalkacyo ay ka dambeeyaan Galmudug iyo Al-shabaab oo ay kaga aargudanayaan duqayntii cirka ee dhawaan Maraykanku la beegsaday ciidamo la sheegay in Galmudug ka tirsanaayeen warar kalena sheegeen in xubno Al-shabaab ah lagu dilay.
Afhyeenka maamul goboleedka Punland Cabdilaahi Maxamed Jaamac Quraan-jecel ayaa war-murtiyeed uu ka soo saarat xafiiska madaxtooyada Puntland waxaa uu eeday in dagalkan ka dhacay Gaalkacyo uu yahay mid ay ka dambayso Galmudug iyo Al-shabaab.
Halkan ka daalaco war-murtiyeedka Afhayeenka madaxtooyada Puntland: